Add

Salaadda waxay ka mid tahay guud ahaan marka laga hadlayo cibaadada kuwa ugu muhiimsan, wana marka laga eegayo aragtida islaamka. Waxaa salaadda lagu soo waajib yeelay samada ama cirka.... Read More
Xajku waa rukniga SHANAAD ee ay diinta Islaamku ku dhisan tahay, waana waajib Ilaahay faray ummadda Islaamka ah qofkii awoodi kara ugu yaraan hal mar oo keliye qofka cimrigiisa.... Read More
» Juzka 1.aad
»
Juzka 2.aad
» Juzka 3.aad
............. Listen More
Ziyaartii Mucallim Biyamaalow oo si habsami ah uga socota Muqdisho.
Waxaa si habsami ah uga socda Magaalda madaxda Dalka Somalia ee Muqdisho Ziyaaradii 53.aad ee Mucallim Muxamed Biyamaalow, Ziyaaradan ayaa waxaa ka soo qeyb galay in ka badan 5000 oo qofood oo ka kala yimid Qeybha kala duwan ee Dalka Somalia iyo Daafaha Dunida....
Halkan hoose ka daawo Sawirada Ziyaarada
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
© 2007 shariica.com All Rights Reserved