Add

Salaadda waxay ka mid tahay guud ahaan marka laga hadlayo cibaadada kuwa ugu muhiimsan, wana marka laga eegayo aragtida islaamka. Waxaa salaadda lagu soo waajib yeelay samada ama cirka.... Read More
Xajku waa rukniga SHANAAD ee ay diinta Islaamku ku dhisan tahay, waana waajib Ilaahay faray ummadda Islaamka ah qofkii awoodi kara ugu yaraan hal mar oo keliye qofka cimrigiisa.... Read More
» Juzka 1.aad
»
Juzka 2.aad
» Juzka 3.aad
............. Listen More
TAFSIIRKA QUR'AANKA KARIIMKA AH

Casharada Tafsiirka Qur'aanka kariimka ah oo Billowga ah waxaa Aqrinaya Fadiilatu Al-sayid Shariif Ibraahiim Cabdalle Cali "Al-Xasani". waana cashar joogto ahaan doona Inshaa Alaah oo si toos ah uga bixi doona website-ka Shariica.com maalin walba marka laga reebo Khamiista iyo Jimcaha

Casharka Listen Download
» Casharka 1.aad Dhageyso  Duubo
» Casharka 2.aad Dhageyso  Duubo
» Casharka 3.aad Dhageyso  Duubo

F.G: Casharada cusub habeyn ayaa ku socota waana la idin ogeysiin doonaa marka ay diyaar noqdaan inshaa alaah

© 2007 shariica.com All Rights Reserved