Salaadda
waxay ka mid tahay guud ahaan marka laga hadlayo cibaadada kuwa ugu muhiimsan,
wana marka laga eegayo aragtida islaamka. Waxaa salaadda lagu soo waajib
yeelay samada ama cirka.... Read
More
Xajku
waa rukniga SHANAAD ee ay diinta Islaamku ku dhisan tahay,
waana waajib Ilaahay faray ummadda Islaamka ah qofkii awoodi kara ugu
yaraan hal mar oo keliye qofka cimrigiisa.... Read
More