 |
|
TAFSIIRKA
QUR'AANKA KARIIMKA AH |
Casharada
Tafsiirka Qur'aanka kariimka ah oo Billowga ah waxaa Aqrinaya
Fadiilatu Al-sayid Shariif Ibraahiim Cabdalle Cali
"Al-Xasani". waana cashar joogto ahaan
doona Inshaa Alaah oo si toos ah uga bixi doona website-ka Shariica.com
maalin walba marka laga reebo Khamiista iyo Jimcaha
F.G:
Casharka Cusub waxaa la soo galinayaa 3-da galabnimo Geeska
afrika
|
|
|
 |