Kitaabka
Abii-Shujaac waa kitaab ka hadlaya Axkaamta
Cilmul-fiqiga waana darsi joogto oo maalin waliba ka baxa website-ka
shariica.com marka laga reebo Khamiista iyo
Jimcaha.
Kitaabka
waxaa akhrinaya Sheekh C/rizaaq Max'ed Cali
, ka faa'iideysi wanaagsan.
F.G:
Casharka cusub waxaa la soo galiyaa 3-da Galabnimo saacadda
geeska Afrixa "GMT +3" inshaa alaah