Kitaabka
Caqiidatu-dhaxaawiyah waa kitaab ka hadlaya
caqiidada Islaamka waana darsi joogto oo
maalin waliba ka baxa website-ka shariica.com
marka laga reebo Khamiista iyo Jimcaha.
Kitaabka
waxaa akhrinaya Sheekh C/fitaax Max'ud Guuleed,
ka faa'iideysi wanaagsan.
F.G:
Casharka cusub waxaa la soo galiyaa 3-da Galabnimo saacadda
geeska Afrixa "GMT +3" inshaa alaah