Main Menu
Subac
Qur'aanka 114-ta oo Subaca Caadiga ah ee Somalaida
"Dhageyso"
Subac Tajwiid
Qur'aanka 114-ta oo lagu aqrinayo Subac Tajwiid
Dhageyso
"
Subac RX.weyn
Qur'aanka 114-ta oo lagu aqrinayo Subac Raxanweyn
"Dhageyso"


Last Updated on Thrusday 09-November 2006
Mowcidada Billaha ee Masjid M.biyamaalow

Mowcida Billaha ah ee ka baxda Masjidka Mucallim Biyamaaloww Magaalada Muqdisho ayaa ah mowcido ay ummadda Somaaliyeed aad ula socoto gaar ahaan dadka Muqdisho, sida aad magaceeda ka dareemi kartana waxaa la qabtaa Bishiiba mar.

waxaan hadda idin soo gudbinaynaa bishan hadda socota ee shawaal Mowcidadii lagu qabtay masjidka Mucallim Biyamaalow ee magaalada Muqdisho.

Mowcida bishan waxay ku saabsanayd "Xajka, Cumrada iyo Ziyaara Qabriga Nabiga N.N.K.H" waxaa soo jeediyay:
>>Sh. C/fitaax max'ud Guuled
>>Sh. Xasan Max'ed Sh. Axmed "Sh. Xasan Bayaan"

Bisha Listen Download Hits
 » shawaal 1427 Dhageyso  Duubo
Maxaa Cusub?
Tafsiirka Quraanka
•  Kitaabka Waxaa akhrinaya
Sh. M. Cabdulle Cariif.

Hidaayatul Mustafiid
•  Kitaabka Waxaa aqrinaya Shariif Ibrahim. Al-xasani
Taariikhda Saxaabada
•  Waxaa aqriyay
Sh.Abuukar Xasan Maalin.

Subac Raxan-weyn
•  Qur'aanka 114-ta oo subac Raxan-weyn ah .
 
© 2006 webmaster@shariica.com All Rights Reserved