Bogga HoreAkhrinta Qur'aanka KariimkaTafsiirka Qur'aankaAxaafiith-ta Nabiga S.W.CCaqiidoCilmul FiqiSiirada Nabiga S.W.C & SaxaabadaBuuga MartidaContact Us/ Nala xiriir
Main Menu
Subac
Qur'aanka 114-ta oo Subaca Caadiga ah ee Somalaida
"Dhageyso"
Subac Tajwiid
Qur'aanka 114-ta oo lagu aqrinayo Subac Tajwiid
Dhageyso
"
Subac RX.weyn
Qur'aanka 114-ta oo lagu aqrinayo Subac Raxanweyn
"Dhageyso"


KITAABKA "TUXFATUL-ADFAAL"

Kitaabka Tuxfatul-Adfaal waa kitaab ka hadlaya axkaamta Tajwiidka, sidii kitaabkeenii hore Inoogu Dhamaaday ee Hidaayatul Mustafiid, wuxuuna kitaabkii labaad ka yahay kutub sideed ah oo taxnaan doonta.

Kitaabka waxaa akhrinaya sheekha ugu caansan Magaalada Muqdisho dhinaca Culuumta Qur'aanka Kariimka ah Al-sayid Shariif Ibraahiim Cabdalle Cali "Al-Xasani". waana darsi taxana ah oo maalin walba ka baxa Masjidka Mucallim Biyamaalow ee Magaalada Muqdisho iyo website-ka shariica.com marka laga reebo Maalmaha Khamiista iyo Jimcaha.

FG: Casharka Cusub waxaa la soo galiyaa 3:00 "Seddexda galabnimo Geeska Afrika'' Ka faa'iideysi wacan

Casharka Listen Download Hits
» Casharka 1.aad Dhageyso  Duubo
» Casharka 2.aad Dhageyso  Duubo
» Casharka 3.aad Dhageyso  Duubo
» Casharka 4.aad Dhageyso  Duubo

Xusuusin Muhiim ah:
Kitaabkii Hidaayatul Mustafiid ee dhamaaday oo dhamaystiran oo Hal CD ah waxaad ka heli kartaan Shariica Studio, haddii aad rabtid faahfaahin Dheeri ah soo wac Telefoonadan +252-50-966569/ +252-5-920072 Mogadishu - Somalia,
Haddii aad Joogtid waddanka Debadiisa Xitaa waan ku soo gaarsiin Karnaa!!!!!!!!! Mahadsanidiin.

SI AAD U DHAGEYSATO KITAABKA HIDAAYATUL-MUSTAFIID
"Riix halkan"

 

Maxaa Cusub?
Tafsiirka Quraanka
•  Kitaabka Waxaa akhrinaya
Shariif Ibraahim Al-xasani

Tuxfatul-Adfaal
•  Kitaabka Waxaa aqrinaya Shariif Ibrahim. Al-xasani
Taariikhda Saxaabada
•  Waxaa aqriyay
Sh.Abuukar Xasan Maalin.

Buuga Martida
•  Fadlan Booqo Buuga Martida ku biiri aragtidaada.

Subac Raxan-weyn
•  Qur'aanka 114-ta oo subac Raxan-weyn ah .
 
Home| Qur'aan| Tafsiir| Xadiith| Caqiido| Fiqi| Siiro| Nabi-Amaan| Islamic-Events| Guest-Book| Contact
 
© 2006 webmaster@shariica.com All Rights Reserved