Kitaabka
Hidaayatul-Mustafiid waa kitaab ka hadlaya axkaamta
Tajwiidka.
Kitaabka
waxaa akhrinaya sheekha ugu caansan Magaalada Muqdisho
dhinaca Culuumta Qur'aanka Kariimka ah Al-sayid Shariif
Ibraahiim Cabdalle Cali "Al-Xasani". waana
darsi taxana ah oo maalin walba ka baxa Masjidka Mucallim
Biyamaalow ee Magaalada Muqdisho iyo website-ka shariica.com.
FG:
Casharka Cusub waxaa la soo galiyaa 3:00 "Seddexda
galabnimo Geeska Afrika'' Ka faa'iideysi wacan