|
|
Ziyaartii
Mucaalim Max'ed Biyamaalow oo ka bilaabatay Muqdisho
|
| Kitaabka
Caqiidatu-dhaxaawiyah waa kitaab ka hadlaya caqiidada
Islaamka waana darsi joogto oo maalin waliba ka baxa website-ka
shariica.com marka laga reebo Khamiista iyo Jimcaha.
Kitaabka
waxaa akhrinaya Sheekh C/fitaax Max'ud Guuleed,
ka faa'iideysi wanaagsan.
|
F.G:
Casharada cusub habeyn ayaa ku socota waana la idin ogeysiin doonaa marka
ay diyaar noqdaan inshaa alaah |