Add

Salaadda waxay ka mid tahay guud ahaan marka laga hadlayo cibaadada kuwa ugu muhiimsan, wana marka laga eegayo aragtida islaamka. Waxaa salaadda lagu soo waajib yeelay samada ama cirka.... Read More
Xajku waa rukniga SHANAAD ee ay diinta Islaamku ku dhisan tahay, waana waajib Ilaahay faray ummadda Islaamka ah qofkii awoodi kara ugu yaraan hal mar oo keliye qofka cimrigiisa.... Read More
» Juzka 1.aad
»
Juzka 2.aad
» Juzka 3.aad
............. Listen More
Tartan Qur'aan Aqris ah oo ka furmay Magaalada Muqdisho
Magacyada, Sawirada iyo codadka Ardayda tartantay maalinta Sabtida ee 16-ka Ramadaan 1428 / 29/09/2007
Magaca: C/kariin Axmed Xasan
Da'da: 11 Jir
Dugsiga: -----------------------------
Degmada: Shibis
Qirada: Xafsa

 

Magaca: Saciid Sh. Max'ud Cabdi
Da'da: 9 Jir
Dugsiga: Zeyd Binu Thaabit
Degmada: Dharkeynley
Qirada: Xafsa

 

Magaca: Max'ed Cali Max'ed Nuur
Da'da: 13 Jir
Dugsiga: Sh. Cali Suufi
Degmada: Hodon
Qirada: Xafsa

 

Magaca: C/manaan Max'ed Cali
Da'da: 14 Jir
Dugsiga: Sumaya
Degmada: Dharkeynley
Qirada: Xafsa

 

Magaca: Max'ed Mucallim Mustaf
Da'da: 18 Jir
Dugsiga: Cumar Bin Khadaab
Degmada: Hodon
Qirada: Xafsa

 

Magaca: Sayid Cali Axmed Islow
Da'da: 16 Jir
Dugsiga: Mucallim Abshirow
Degmada: Wadajir
Qirada: Abuu Camar

 

Magaca: Max'ud Sh. C/llahi Max'ed
Da'da: 17 Jir
Dugsiga: Mucallim Abshirow
Degmada: Wadajir
Qirada: Abuu Camar

 

Magaca: Nimco C/llahi Max'ed
Da'da: 19 Jir
Dugsiga: Abuu Hureyra
Degmada: Yaaqshiid
Qirada: Abuu Camar

 

Magaca: Sharma'arkeC/llahi Xuseen
Da'da: 14 Jir
Dugsiga: Al-musdafaa
Degmada: Kaaraan
Qirada: Abuu Camar


 

© 2007 shariica.com All Rights Reserved