Add

Salaadda waxay ka mid tahay guud ahaan marka laga hadlayo cibaadada kuwa ugu muhiimsan, wana marka laga eegayo aragtida islaamka. Waxaa salaadda lagu soo waajib yeelay samada ama cirka.... Read More
Xajku waa rukniga SHANAAD ee ay diinta Islaamku ku dhisan tahay, waana waajib Ilaahay faray ummadda Islaamka ah qofkii awoodi kara ugu yaraan hal mar oo keliye qofka cimrigiisa.... Read More
» Juzka 1.aad
»
Juzka 2.aad
» Juzka 3.aad
............. Listen More
Tartan Qur'aan Aqris ah oo ka furmay Magaalada Muqdisho
Magacyada, Sawirada iyo codadka Ardayda tartantay maalinta Khamiis ee 14-ka Ramadaan 1428 / 27/09/2007
Magaca: Axmed Sh. C/raxmaan Xaaji
Da'da: 12 Jir
Dugsiga: Sh. Cali Suufi
Degmada: Hodn
Qirada: Xafsa

 

Magaca: C/fitaax Max'ed Axmed
Da'da: 13 Jir
Dugsiga: Cumar Ibnul Khadaab
Degmada: Hodon
Qirada: Xafsa

 

Magaca: C/naasir Isxaaq Xaaji
Da'da: 12 Jir
Dugsiga: Imaamu Zuhri
Degmada: Dharkeynley
Qirada: Xafsa

 

Magaca: Luul Cumar Mucallim
Da'da: 10 Jir
Dugsiga: Faatix
Degmada: Wadajir
Qirada: Xafsa

 

Magaca: Axmed Daahir Sagaar
Da'da: 13 Jir
Dugsiga: Imaam Al-nawaawi
Degmada: Wadajir
Qirada: Xafsa

 

Magaca: Salaad Jaamac Axmed
Da'da: 15 Jir
Dugsiga: Imaam Al-nawaawi
Degmada: Wadajir
Qirada: Xafsa

 

Magaca: Axmed Xaaji Yoonis
Da'da: 15 Jir
Dugsiga: Imaam Al-nawaawi
Degmada: Wadajir
Qirada: Xafsa

 

© 2007 shariica.com All Rights Reserved