Add

Salaadda waxay ka mid tahay guud ahaan marka laga hadlayo cibaadada kuwa ugu muhiimsan, wana marka laga eegayo aragtida islaamka. Waxaa salaadda lagu soo waajib yeelay samada ama cirka.... Read More
Xajku waa rukniga SHANAAD ee ay diinta Islaamku ku dhisan tahay, waana waajib Ilaahay faray ummadda Islaamka ah qofkii awoodi kara ugu yaraan hal mar oo keliye qofka cimrigiisa.... Read More
» Juzka 1.aad
»
Juzka 2.aad
» Juzka 3.aad
............. Listen More
Tartan Qur'aan Aqris ah oo ka furmay Magaalada Muqdisho
Magacyada, Sawirada iyo codadka Ardayda tartantay maalinta Isniinta ee 18-ka Ramadaan 1428 / 01/10/2007
Magaca: Max'ed Cumar Cabdulle
Da'da: 16 Jir
Dugsiga: AlAbuu Cubeyda
Degmada: Uaaqshiid
Qirada: Xafsa

 

Magaca: C/raxmaan Axmed Cali
Da'da: 19 Jir
Dugsiga: Abuu Bakar Sadiiq
Degmada: Hodon
Qirada: Xafsa

 

Magaca: Ismaaciil Max'ud Nuur
Da'da: 20 Jir
Dugsiga: Abuu Bakar Sadiiq
Degmada: Yaaqshiid
Qirada: Xafsa

 

Magaca: Cusmaan Xasan Cusmaan
Da'da: 18 Jir
Dugsiga: Abuu Hureyra
Degmada: Waaberi
Qirada: Xafsa

 

Magaca: Axmed Cali Yuusuf
Da'da: 17 Jir
Dugsiga: Imaamu Zuhri
Degmada: Dharkeynley
Qirada: Xafsa

 

Magaca: C/casiis Max'ed Ibraahim
Da'da: 16 Jir
Dugsiga: Ibnu Cumar
Degmada: Howl-wadaag
Qirada: Xafsa

 

Magaca: Aadan Xasan Suleymaan
Da'da: 17 Jir
Dugsiga: Al-baakir
Degmada: Xamar Jajab
Qirada: Xafsa

 

Magaca: C/raxmaan Xasan Max'ed
Da'da: 18 Jir
Dugsiga: Khaalid Bin Waliid
Degmada: Howl-wadaag
Qirada: Xafsa

 

Magaca: C/raxmaan C/llaahi Ibraahim
Da'da: 17 Jir
Dugsiga: Khaalid Bin Waliid
Degmada: Dharkeynley
Qirada: Xafsa

 

Magaca: Guuleed Saciid Max'ud
Da'da: 12 Jir
Dugsiga: Abuu Cumar Cadaani
Degmada: Hodon
Qirada: Abuu Camar

 

Magaca: Cumar Cali Yuusuf
Da'da: 12 Jir
Dugsiga: Abuu Cumar Cadaani
Degmada: Hodon
Qirada: Abuu Camar


 

© 2007 shariica.com All Rights Reserved