Add

Salaadda waxay ka mid tahay guud ahaan marka laga hadlayo cibaadada kuwa ugu muhiimsan, wana marka laga eegayo aragtida islaamka. Waxaa salaadda lagu soo waajib yeelay samada ama cirka.... Read More
Xajku waa rukniga SHANAAD ee ay diinta Islaamku ku dhisan tahay, waana waajib Ilaahay faray ummadda Islaamka ah qofkii awoodi kara ugu yaraan hal mar oo keliye qofka cimrigiisa.... Read More
» Juzka 1.aad
»
Juzka 2.aad
» Juzka 3.aad
............. Listen More
Tartan Qur'aan Aqris ah oo ka furmay Magaalada Muqdisho
Magacyada, Sawirada iyo codadka Ardayda tartantay maalinta Axadda ee 17-ka Ramadaan 1428 / 30/09/2007
Magaca:Cusmaan C/lle Cabdi
Da'da: 19 Jir
Dugsiga: Al-musbaax
Degmada: Shibis
Qirada: Abuu Camar

 

Magaca: Macow Aadan Max'ed
Da'da: 17 Jir
Dugsiga: Sh. Aweys Al-qaadiri
Degmada: Hodon
Qirada: Abuu Camr

 

Magaca: Max'ed Sh. Axmed Abshirow
Da'da: 20 Jir
Dugsiga: Mucallim Abshirow
Degmada: Wadajir
Qirada: Abuu Camar

 

Magaca: C/kaafi Cali Khaliif
Da'da: 20Jir
Dugsiga: Abuu Bakar Sadiiq
Degmada: Hodon
Qirada: Abuu Camar

 

Magaca: Max'ed Cali Xaaji Cabdi
Da'da: 15Jir
Dugsiga: Sh. Aweys Al-qaadiri
Degmada: Hodon
Qirada: Abuu Camr

 

Magaca: Max'ednuur Max'ed Kulmiye
Da'da: 15 Jir
Dugsiga: Sh. Aweys Al-qaadiri
Degmada: Hodon
Qirada: Abuu Camr

 

Magaca: Cali Nuur Ibraahim
Da'da: 19 Jir
Dugsiga: Sh. Aweys Al-qaadiri
Degmada: Hodon
Qirada: Abuu Camr

 

Magaca: Max'ed Saciid Sh. C/qaadir Mucallim Nuur
Da'da: 16 Jir
Dugsiga: Sh. Aweys Al-qaadiri
Degmada: Hodon
Qirada: Abuu Camr

 

Magaca: Ceydaruus C/nuur Max'ud
Da'da: 9 Jir
Dugsiga: Sh. Nuur Xuseen
Degmada: Wardhiigley
Qirada: Abuu Camar


 

© 2007 shariica.com All Rights Reserved