Add

Salaadda waxay ka mid tahay guud ahaan marka laga hadlayo cibaadada kuwa ugu muhiimsan, wana marka laga eegayo aragtida islaamka. Waxaa salaadda lagu soo waajib yeelay samada ama cirka.... Read More
Xajku waa rukniga SHANAAD ee ay diinta Islaamku ku dhisan tahay, waana waajib Ilaahay faray ummadda Islaamka ah qofkii awoodi kara ugu yaraan hal mar oo keliye qofka cimrigiisa.... Read More
» Juzka 1.aad
»
Juzka 2.aad
» Juzka 3.aad
............. Listen More
Tartan Qur'aan Aqris ah oo ka furmay Magaalada Muqdisho
Magacyada, Sawirada iyo codadka Ardayda tartantay maalinta Arbacada ee 13-ka Ramadaan 1427 / 26/09/2007
Magaca: Abuukar Axmed Mataan
Da'da: 19 Jir
Dugsiga: Ubaya Ibnu Kacab
Degmada: Kaaraan
Qirada: Abuu Camar

 

Magaca: Aweys Axmed Islow
Da'da: 15 Jir
Dugsiga: Mucallim Abshirow
Degmada: Wadajir
Qirada: Abuu Camar

 

Magaca: Yuusuf Mucallim Xuseen
Da'da: 19 Jir
Dugsiga: Mucallim Cabdi Qaasim
Degmada: Wadajir
Qirada: Abuu Camar

 

Magaca: Max'ed Mucallim C/llahi Ibraahim
Da'da: 17 Jir
Dugsiga: Mucallim Cabdi Qaasim
Degmada: Wadajir
Qirada: Abuu Camar

 

Magaca: Muxiyidiin Khaliif Cali
Da'da: 17 Jir
Dugsiga: Sh. Uweys Al-qaadiri
Degmada: Hodon
Qirada: Abuu Camar

 

Magaca: Nuur Max'ed Xasan
Da'da: 17 Jir
Dugsiga: Sh. Uweys Al-qaadiri
Degmada: Hodon
Qirada: Abuu Camar

 

Magaca: Cumar Cali Max'ed
Da'da: 16 Jir
Dugsiga: Sh. Uweys Al-qaadiri
Degmada: Hodon
Qirada: Abuu Camar

 

© 2007 shariica.com All Rights Reserved