Jimco
20-ka Ramadaan,1427
waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay Masjidka
weyn ee Macallin Biyamaalow ee magaaladaMuqdisho
tartan qur'aan aqris ah kii ugu balaarnaa ee
ebed lagu qabto magaalada muqdisho
Khamiis
19-ka Ramadaan,1427
Tartankii
Qur'aan Aqriska ahaa ee ay soo qabanqaabisay Mu'asasada
Mucallim Nuur ee Culuumta Qur'aanka Kariimka
ayaa maalintii Sideedaad ka socda Masjidka Weyn
ee Macalin Biyamaalow ee Muqdisho"Riix Halkan"
Arbaco
18-ka Ramadaan,1427
Tartankii Qur'aan Aqriska ahaa ee ay soo qabanqaabisay
Mu'asasada Mucallim Nuur ee Culuumta Qur'aanka
Kariimka ayaa maalintii Todobaad ka socda
Masjidka Weyn ee Macalin Biyamaalow ee Muqdisho"Riix Halkan"
Talaado
17-ka Ramadaan,1427
Tartankii Qur'aan Aqriska ahaa ee ay soo qabanqaabisay
Mu'asasada Mucallim Nuur ee Culuumta Qur'aanka
Kariimka ayaa maalintii Lixaad ka socda
Masjidka Weyn ee Macalin Biyamaalow ee Muqdisho"Riix Halkan"
Isniin
16-ka Ramadaan,1427
Tartankii Qur'aan Aqriska ahaa ee ay soo qabanqaabisay
Mu'asasada Mucallim Nuur ee Culuumta
Qur'aanka Kariimka ayaa maalintii Shanaad
ka socda Masjidka Weyn ee Macalin Biyamaalow
ee Muqdisho"Riix
Halkan"
Axad
15-ka Ramadaan,1427
tartankii Qur'aan Aqriska ahaa ee ay soo qabanqaabisay
Mu'asasada Mucallim Nuur ee Culuumta
Qur'aanka Kariimka ayaa maalintii afaraad
ka socda Masjidka Weyn ee Macallinbiyamaalow"Riix Halkan"
Sabti
14-ka Ramadaan,1427 Tartankii
Qur'aan Aqriska ahaa ee ay soo qababqaabisay
Mu'asasada Mucallim Nuur ee Culuumta
Qur'aanka Kariimka ayaa maalintii seddexaad
ka socda Masjidka weyn ee Macallin Biyamaalow
ee Magaalada Muqdisho. iyadoo qeybtii kowaad
la soo gabagabeeyay "Riix
Halkan"
Jimco
13-ka Ramadaan,1427 Tartankii
Qur'aan Aqriska ahaa ee ay soo qababqaabisay Mu'asasada
Mucallim Nuur ee Culuumta Qur'aanka kariimka ah
ayaa maalintii labaad ka socda Masjidka weyn ee
Macallin Biyamaalow ee Magaalada Muqdisho. "Riix
Halkan"
Khamiis
12-ka Ramadaan,1427 Tartan
Qur'aan aqris ah oo ay soo qaban-aabisay Mua'assasada
Mucallim Nuur ee Culuumta Qur'aanka Kariimka ayaa
maanta si toos ah uga bilowday Masjidka Macallin
Biyamaalow ee Magaalada Muqdisho "Riix
Halkan"
Arbaco
12-ka Ramadaan 1427 dhammaan mashaa'ikhdii
ka soo qeyb gashay xafladda waxa ka hadleen muhiimadda
uu leeyahay tartan kan iyo waxyaabaha laga faa'iideysan
karo iyo taariikhda Tajwiidka iyo fadaa'ishiisa
"halkan
ka dhegeyso"