Add

Salaadda waxay ka mid tahay guud ahaan marka laga hadlayo cibaadada kuwa ugu muhiimsan, wana marka laga eegayo aragtida islaamka. Waxaa salaadda lagu soo waajib yeelay samada ama cirka.... Read More
Xajku waa rukniga SHANAAD ee ay diinta Islaamku ku dhisan tahay, waana waajib Ilaahay faray ummadda Islaamka ah qofkii awoodi kara ugu yaraan hal mar oo keliye qofka cimrigiisa.... Read More
» Juzka 1.aad
»
Juzka 2.aad
» Juzka 3.aad
............. Listen More
 
::MUSAABAQADII WEY DHAMAATAY::

Munaasabad aad u balaaran oo lagu maamuusayay Xiritaanka Tartan Qur'aan Aqriska ah ayaa lagu qabtay Masjidka Mucallim Biyamaalow ee Magaalada Muqdisho.
Tartanka Qur'aan aqriska ah ayaa maalmihii la soo dhaafay ka soconayay Masjidka M. Biyamaalow wuxuuna ka mid ahaa Tartanno Qur'aan Aqris ah oo ay sanad waliba qabto Mu'asasada Mucallim Nuur ee Culuumta Qur'aanka kariimka ah. Jimco 05-October-2007
Qaabkii ay u dhacday Munaasabadda iyo abaalmarintii la siiyay ardayga kaalinta 1.aad galay
"Halkan ka daawo"

::TARTANKA QEYBIHIISII HORE HALKAN KA DAAWO::
Ziyaartii Mucallim Biyamaalow oo si habsami ah uga socota Muqdisho.
Waxaa si habsami ah uga socda Magaalda madaxda Dalka Somalia ee Muqdisho Ziyaaradii 53.aad ee Mucallim Muxamed Biyamaalow, Ziyaaradan ayaa waxaa ka soo qeyb galay in ka badan 5000 oo qofood oo ka kala yimid Qeybha kala duwan ee Dalka Somalia iyo Daafaha Dunida.... "Halkan ka daawo Sawirada Ziyaarada"

Ziyaartii Mucaalim Max'ed Biyamaalow oo ka bilaabatay Muqdisho

Waxaa maanta oo Talaado ah taariikhduna tahay 07/07/2007 ka bilaabmay Masjidka Mucallim Biyamaalow ee Magaalada Muqdisho Ziyaartii weyneyd ee sheekha Mash-huurka ah Al-sayid al-sheekh Mucallim Max'ed Cabdi "Macallin Biyamaalow".
Sh. C/qaadir Mucallim Nuur ayaa Faahfaahin kooban ka bixinayay qaabka Ziyaaradu u dhaceyso iyo Xilliga ay dhamaaneyso "Halkan ka dhageyso Warbixinta Sheekha"

KUTUBTA HORE U DHAMAATAY
Kitaabka
Mowduuca
Magaca Sheeka
Shariif Ibraahim C/llaahi
Shariif Ibraahim C/llaahi
AXKAAMTA XAJKA CUMRADA IYO CUMARADA
Xajku waa rukniga SHANAAD ee ay diinta Islaamku ku dhisan tahay, waana waajib Ilaahay faray ummadda Islaamka ah qofkii awoodi kara ugu yaraan hal mar oo keliye qofka cimrigiisa. Xajku waa qasdi uu qofku u qasdiyo Baytul-xaraamka "Kacbada" isagoo cibaadaysanaaya. Haddii aan ka warano waqtigii la waajib yeelay xajka waxay ahayd sannadkii sagaalaad ee Hijriyada Ilaahayna uu dadka faray inay xajiyaan haddii ay awoodaan. Intii ka horeysay waqtigaa waxaa awood ku lahaa Maka mushrikiintii Qureysheed, waqtigaana Nebiga (s.c.w.) iyo asxaabtu ma aysan awoodin in ay si fiican u gutaan xajka.>>sii akhri..
Tafsiirka Qur'aanka Kariimka ah waa Dowra cusub oo dhawaan bilabatay, waana Taxane, waxaana aqrinaya Shariif Ibraahim Al-xasani.
Cashar 4.aad
Cashar 5.aad

Tafsiirka Qur'aanka oo intaa ka badan halkan ka dhageyso
(Riix halkan)

Tariikhda Asxaabata Waxaa aqrinayaa Fadiilatu Sh. Abuukar Xasan Maalin

Taariikhda asxaabata oo intaa kabadan halkana ka dhageyso
"Riix Halkan"

© 2007 shariica.com All Rights Reserved